Xaqa Dumarka waa xaq dadnimo

Xafiiska Taalo bixinta Soogalootiga iyo Famiilka

Adiga:

  • Waxaad ku jirtaa qatar
  • Waxaa ku dilaayo qof (ama dad)
  • waxaad ku nooshahay Jarmalka haddii aad sharci heysatid iyo hadii aad sharcila’aan tahayba
  • Waxaad radinaysaa, talo iyo taageero, waanu kuu joognaa haddii aad wax su’aalo ah ka qabto

Waxaan iddiin nahay diyaar.
Nala soo hadla wixi su’aalo oo aad qabtaana na weydiiya:

  • Degenaansho / Magangalyo
  • habeynta Nololmaalmeedka
  • Qoysasaska iyo dadka aan is qabin oo saaxiibtinimo iskula nool
  • Daryeelka Caruurta
  • Hoyga
  • Waxbarashada
  • Caafimaadka
  • Kalatagida iyo Furniinka
  • Cabsida Maskaxiyan iyo  walwalka Jir ahan, Xadgudubka Dumarka
  • Dagaalka Is fahmiwaaga Qoyska Dhexdiisa
  • Gudniinka Dumarka (Goynta xubita Taranka ee Dumarka) FGM/C
  • Xadgudub „ Ilalinta Sharafta“ iyo Guurka qasabka Dumarka  lagu qasbo

Waxaan diyaar kula nahay in aan idiinka kaalmeyno:

  • Faahfaahinta iyo Talo bixintaba waxaa ku hadlaysaa Luqadaada
  • Dad idiin Raaco xafiisyada Dawlada, Dhakhaatiirta, Qareenada iyo wixii la mit ah
  • Waxaana diyaar idiin la nahay caawimaad iyo gargaar deg deg ah, markii aad ku jirtid xalada adag

Taladu waa bilaash, sir iyo, haddii la rabo, qarsoodi.

(Turjumaan waa lagu keena)
Kaasoo ah: +49 (0)69 87 00 825-22
Kaasoo ah: +49 (0)69 87 00 825-24
afrika@fim-beratungszentrum.de

Information in various Languages