Xafiiska Taalo bixinta Soogalootiga iyo Famiilka
Adiga:
- Waxaad ku jirtaa qatar
- Waxaa ku dilaayo qof (ama dad)
- waxaad ku nooshahay Jarmalka haddii aad sharci heysatid iyo hadii aad sharcila’aan tahayba
- waxaad raadineysaa wax war ku siiyo, amaba kuu diyaariyo ama ku kaalmeeyo
Waxaan iddiin nahay diyaar.
Nala soo hadla wixi su’aalo oo aad qabtaana na weydiiya:
- Joogitaan- iyo Shaqo ogolaasho / Qaxootinimo
- Shaqo iyo habeynta nolashiina
- Guur, dadka aan is qabin oo saaxiibtinimo iskula nool iyo xaasaska
- Naagaha keligood ah iyo daryeelka ilmaha.
- Guri/Guridejin
- Waxbarasho iyo afjarmalka Barashadiisa.
- Caafimaadka iyoNaagaha uurka leh
- Kalatagida iyo Furniinka
- Cabsida iyo walwalka, dilka iyo xoogitaanka naagaha iyo gabdhaha
- Dagaalka guriga dhexdiisa ah
- kaalmada Gabdhaha in aan la gudin
- Qasabka magaca xurmo iyo guuurkaqasabka ah
- cunsirnimo
Waxaan diyaar u nahay in aan idiin kaalmeyno:
- Faahfaahin iyo waxaa diyaar idiin ah dad idinkula hadlo afkiina
- Dad idiin wado xafiisyada dowlada/ aadida Takhtaradiina, garqaadayaashiina iyo wixii la mit ah
- Waxaana diyaar idiin la nahay caawimaad kaalmofidin iyo gargaar deg deg ah
Bilaash, Aminaad leh iyo Qasab máaha inaad is shegtid
Charlotte Ndamm-Njikoufon (Turjumaan waa lagu keena)
Kaasoo ah: +49 (0)69. 97 0 97 97 – 24
charlotte.njikoufon@fim-beratungszentrum.de
Mehrsprachige Informationen für unsere Klientinnen
Unseren mehrsprachigen Flyer mit Ausführungen
zu unserem Beratungsangebot finden Sie hier.